NAIROBI(TEBIYENEWS)-DOWLADA KENYA OO BILOWDEY UGAARSIGA HALDOORKA SOOMAALIYEED.

0
20

Sida ay noo xaqiijiyeed qaar kamid ah qoyska aqoon yahan Dr. Ibraahim Faarax Bursaliid waxaa xaley goor danbe gurigiisa lagala baxey Dr. Bursaliid.

Ciidanka amaanka Kenya ayaa guriga Aqoonyahanka xoog ku galey waxaana ku amreen in uu soo raaco, lamana oga halka ay u kaxeesteen ilaa hada waxaase loomaleynaya in ay dhigeen mid kamid ah xabsiyada dalkan Kenya. Majiraan saraakiil kahadashey xarigiisa waxaana hada socoda dadaalo lagu raadinayo aqoonyahanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here