NAIROBI(TEBIYENEWS)-AXMED MADOOBE OO LASHEEGEY IN UU DIIDEY SHURUUD KENYA KU XIRTEY.

0
63

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Mohamed Islaam ayaa maalmihii lasoo dhaafey kusugnaa dalkan Kenya isagoona lasheegey in uu safaro ku kala bixiyey gudaha dalkan Kenya.

Mr. Madoobe ayaa lasheegey in uu dadaal kubixinaayo sidii dowlada kenya iyo shacabka soomalida Kenya uga gadi lahaa siyaasadiisa isla markaana utaageeri lahaayeen doorashada Jubaland.

Dowlada kenya ayaa lasheegey in ay shuruud hordhigtey shuruudaas oo ah in uu saxiixo in Jubaland ahaan jirtey Gobol kamid ah dalka kenya taariikh ahaan.

Madaxweyne Madoobe ayaa lasheegey in uu ku gacan seyrey isla markaana usheegey in uusan been sheegi karin balse wixii wada shaqeyn ah oo kale diyaar layahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here