NAIROBI(TEBIYENEWS)-AFGENBIGII ITOOBIYA OO U MUUQDA MID GUUL KUDHOW, MADAX LALAAYEY IYO ISGAARSIINTA ITOOBIYA OO HAWADA LAGA SAAREY.

0
97


Taliyihii Guud ee Ciidanka Meleteriga General Seara Mokennon iyo Madaxwaynihii Deegaanka Amxaarada Ambachew Mokennon iyo Saraakiil Kale oo farabadan ayaa la dilay. Waxaa sidoo kale taagan xaalad kacsanaan ah. Internetkii dalka oo dhan waa la gooyay.

Magaalooyinka Baxardar Iyo Addis Ababa labadaba waxa dagaal ayaa ka dhacay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here