NAIROBI (TEBIYENEWS)- WAR BIXIN AY SOO SAAREEN GUDDI KATIRSAN QM AYAA MUUJINEYSA IN ALSHABAAB AY SAMEYSTAAN QARAXYADA.

0
11

 War bixin ay soo saartey QM ayaa lagu sheegey in alshababta soomaliya ay horumaro kasameeyeen dhanka hubka, waxbixinta ayaa muujineysa in kooxda alshabaab qaraxyadab kasameystaan guryahood islamarkaana ay kamaarmeen in ay dibada kasoo iibsadaan miinooyinka.

Warbixinta ayaa sheegtey in alshabab horumar dhankahubka ah ay sameeteen taas oo sura gal kadhigi karta in uu sii dheeraado dagaalka alshabab ee soomaaliya.

Warbixita qaramada midoobey ayaa kamuuqatey walaac kusaabsan soo afjarida dagaalka lagula jiro kooxda alshaab.

Si kastaba ha ahaatee warbixinta ayaa lagu sheegey in alshabab ay tahay wali awood jirto waxaana loo baahan yahay in si wada jir ah looga hortago.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here