Waxaa xaaada sigaale oo katirsan degmada agooye lagu diley wiil dhalin yaro ah oo katirsanaa ergada ka qeyb qaadatey doorashadii 2016.
maxamed maadey ayaa lasheegey in gurigiisa ku weerareen kooxo hubeysan isla markaana ay toogteen.
reer koonur galbeed ayaa umuuqda kuwa noqodey dherigii labada dhinac ku gubtey ayagoo marna loo dilaayo dowlada ayaa kamid tihiin marna loo dilaayo shabaab ayaa tihiin.