MUQDISHU(TEBIYENEWS)-MAAMULAHA GUUD EE HAY’ADA USAID OO KU DHAWAAQEY IN DIB LOO FUREY XARUUNTEEDII SOOMAALIYA.

0
23

Xasan Cali Kheyre Ra’isul wasaarada soomaaliya ayaa maanta kulan laqaatey maamulaha guud ee Hay’ada caalamiga ah ee USAID MARK Green oo soo gaarey magaalda muqdisho.

Kulanka kadib ayaa labada masuul ku dhawaaqeen in hay’ada USAID dib uga howl gali doonto mudo 30 sano kadib.

Ra’isul wasaaraha ayaa soo dhoweeyey furitaanka xafiiskan wuxuuna bogaadiyey dadkii kasoo sbaqeeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here