ra’isul wasaaraha soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho ku tagey goobihii ay goobihii shaley qaraxyadu kadhaceen isagoona amaan u jeediyey geesiyaasha soomaaliyeed ee naftooda u hurey difaaca dalka.
mar uu hadley mudane ayaa waxaa uu sheegey in qaraxyadii shaley laashiliyey walow ay qasaaro nafeeed iyo mid hantiba geesteen.