MUQDISHO(TEBIYENEWS)-XASUUQII GAALKACAYO OO WAJI CUSUB YEEAHEY.

0
48

Madaxweyne Xaaf oo maanta dib ugu soo laabtey galmudug ayaa saxaafada ugu warbixiyey safarkiisa iyo xaalada Galmudug.

Mudane xaafa ayaa bixiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya waxaana uu soo hadal qaadey dilkii kadhacey magaalada gaalkacayo qeybta isaga uu maamulo.

Wuxuu sheegey in ciidamada shacabka laayey katirsaneyn maamulkiisa isagoona sheegey in dowlada federalka ah ciidankeeda kadanbeeyeen xasuuqa shacabkaasi.

Arintaan ayaa imaanaysa xilli madaxweynaha soomaaliya iyo Raisul wasaarahaba aanu ku hadal dhibka kadhacay Gaalkacayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here