Xaflada lagu duddoonsiinaayo abaal marino lagu gudoonsiinaayo ciirtoy soomaaliyeed ayaa hada kasocotada madaxtooyada Qaranka.
Ciyaartoyada ayaa kasoo hoyey guulo waaweeyn tartan kadhacey dalaka jabuuti, tartankan oo ahaa bariga iyo bartamaha afrika ee Zoonka 5aad ayaa waxaa si weyn uga soo muuqdey ciyaartoydii kasocotey dalka soomaaliya ayagoona kasoo hoyey bilado.
Xalfada ayaa waxaa kasoo qeyb galey madaxweynaha qaranka.