Saacadihii lasoo dhaafey ayaa waxaa warbaahinta baraha bulshada warewgayey warqad lasheegey in uu qorey madaxweynaha Galmudug Axmed Ducale warada ayaa muunineysey in uu is casiley madaxweyanaha hase ahaatee mr. Xaaf ayaa beeniyey warqadaas kuna tilmaamey mid been abuur ah.