MUQDISHO(TEBIYENEWS)-WASIIR SABRIYE IYO WASIIR WEHELIYA GEESAHA KAFIDHIYA GASHTEY SHEEKH SHAAKIR IYO SHIR WAQTI DHEER QAATEY CAAWA.

0
42

Waxaa socoda kulamo albaabada u xiran yihiin kulamadaas ayaana jeheen doona halka Galmudug aadi doonto.

Wasiiradii maanta tagey dhuusa mareeb waxaa ay kulan saacado badan qaatay kula jiraan madaxa xukuumada Galmudug ahna gudoomiyaha ahlu sunna sheekh shaakir

Dowlada hadii ay ku qanciso sheekh shaakir in uu aqbalo doorasha waxey umuuqataa in laga maarmid doono madaxweyne Xaaf.

Galmudug iyo Koonfur Galbeed ayaad mooda in ay hal wado mari doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here