MUQDISHO(TEBIYENEWS)-WASAARADA DHALINYADA IYO CIYAARAHA OO XIL U MAGACWDEY SARKAAL KATIRSANAA WASAARADA.

0
10

Xasan sh. Abuukar oo kamid ahaa howl wadeenada wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa loo magacaabey agaasimaha waaxda qorsheynta wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha dowlada federalka soomaaliya.

Xasan Sheekh Abukar ayaa kamid ahaa dhalinyarada sida weyn ula shaqeyn jirey maamulka Gobolka banaadir isagoona xilal kala duwan kasoo qabtey ururka dhalinuarada gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here