Saxaafada dalka ayaa waxaa ay maalmihii lasoo dhaafey qorayeen war aan lasheegin halka laga soo xigtey kaas oo sheegayey in Muqataar Roobow uu sugan yahay xaalada caafimaad oo liidata.
Tebiyenews oo u kuur gashey waxaa kajira wararka sheegaya in uu xanuunsanyahay ayaa ogaatey in aan waxba kajirin warkaasi oo caafimaad uu qabo.
Mid kamid ah elehelada sheekh muqtaar Robow ayaa sheegey in uu nabad qabo sheekha isla markaana xabsi guri kuyahay xaruunta nabad sugida soomaaliya wuxuuna intaa kudarey in wadahadal lagu sii daynaayo socodo.