MUQDISHO(TEBIYENEWS)-WAR DEG DEG AH:DR. IBRAAHIM BURSALIID OO LASII DAAYEY.

0
29

War hada soo dhacey ayaa sheegaya in xuriyadiisa dib heley Dr. Ibraahim Bursaliid.

Dr. Bursaliid ayaa todobaad ka hor lagala baxey guriisa oo kuyaala magaalada Nairobi ayagoona xabsiga utaxaabey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here