Waxaa soo baxaya warar hordhac ah oo sheegaya in guddiga Joogtada golaha shacabka doonayaan in ay meel mariyaan ajandayaal unadan mooshino.
Mid kamid xubnaha joogtada ah, oo hada kusugan villa-hargeysa ayaa Tebiyenews u xaqiijiyey in guddigo doonaayo in uu meel mariyo ajandayaal dhoor ah kuwaas oo ay kamid yihiin mooshin kadhan ah ciidamada kenya, iyo mooshin kadhan ah mid kamid ah guddoonka baarlamaanka waxaa uuna diidey in uu carabaabo guddoonka mooshinka ka yaalo.
Shirka ayaa salaadii kadib laisugu soo laabtey wixii kusoo kordha goor dhow ayaan idin soo gudbin doonaa insha allah