Raisul wasaraha dalka ayaa kulan kula qaatey wasaarada warfaafinta guddiga loo xilsaarey qaban qaban qaabada xuska todobaadka xuriyada.
Guddiga ayaa ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomey waxeyna sheegeen in ay gabo gabo mareyso howshii loo igmaday.
Mudane kheyre ayaa amaan ujeediyey guddiga wuxuuna kula dar daarmey in ay sii dar dar geliyaan howlaha u harsan.