MUQDISHO(TEBIYENEWS)-RAISUL WASAARAHA DALKA OO HADA KU WAJAHAN DHUUSAMAREEB.

0
26

Waxaa hada ka kacdey dayuurad sida wafdi heer sare ah oo hogaaminaayo mudane Xasan Cali Kheyre Raisul wasaaraha dalka.

Wafdiga ayaa kusii jeeda caasimada dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo saaka hore gaarey wafdi horudhac u ah safarka Raisul wasaaraha dalka soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here