MUQDISHO(TEBIYENEWS)-QM KADIGTEY IN SHIDAAL LAGA QODO SOOMAALIYA.

0
12

Jimciyada Qaruumaha kadhaxeyso ayaa shaacisey in soomaaliya weli gaarin heer ay shidaalka soo saarato.

waxaana ay sheegeen in aan lagu heshiin saami qeybsiga maamulada iyo dowlada soomaaliya waxaana ay kadigeen in shirkadaha shidaalka ay hada heshiisyo lagalaan dowlada hada jirta ayagoo ku sababeyey in dagaal sokeeye sababti karto arintaan.

qaramada madoobey ayaa soomaaliya kataageerta sidii markale cagaheeda ugu istaagi leheed dowlada soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here