MUQDISHO(TEBIYENEWS)- PM KHEYRE OO DAGAAL KADHAN AH KOOXDA NABADIIDKA KU BAAQEY.

0
27

Ra’isulwasaaraha dalka ayaa maanta booqdey Xerada ciidanka Gen. Gordan oo ay kusugan yihiin guutoyin katirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Mudane Kheyre ayaa halkaasi salaan sharaf ka qaatey isagoona jeediyey khudbo u badneed gubaabo iyo kicin.

Mr. Kheyre ayaa ciidanka ugu baaqey in ay udiyaar garoobaan sidii ay u xureyn lahaayeen deeganada weli kamaqan gacanta dowlada.

Ciidankan oo u muuqdey mid u heelan sidii ay u ciribtiri lahaayeen cadowga soomaaliyeed ayaa Ra’isul wasaaraha kortiisa ku balan qaadey in ay xureyn doonaan dhulka soomaalkyeed oo dhan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here