Sida uu baahiyey bogga tweeterka ay ku leedahay hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ayaa lagu baahiyey in shaqa joojin lagu sameeyey 5 sarkaal oo kamid ah hay’ada NISA.
Waxaana qoraalka lagu yiri laguma aamini karo shaqo qaran iyo sir xasaasi ah.