MUQDISHO(TEBIYENEWS)-HAWEENEY MEYDKEEDA LAGA HELEY HOTEL KUYAALA MUQDIAHO.

0
30

Suleeqa Barqadle oo aheyd Hooyo haysata Shan carruur agoon ah ayaa maydkeeda shalay gelinkii dambe waxaa laga helay Hotel ku yaallo Isgoyska Baar Ubax.

Ma Cadda cida dilkeeda ka dambeysa Suleeqa, balse ehelada marxuumadda ayaa ii sheegay In Laanta Dambi Baarista C.ID da ay baarayaan.

Sidoo kale waxa la xiray labo ka mid ah ragga ka shaqeeya Hoteelka oo su’aallo laga weydiinayo dilka marxuumadda.

Kiiska baarista ayaa marba marka ka sii dambeeya soo kordhaya, waxana la sheegay In suurogaltahay in la sumeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here