MUQDISHO(TEBIYENEWS)-GUDDOOMIYE MUUDEY OO SOO DHOWEEN SIYAASADEED LOO SAMEEYEY.

0
47

Sida ay baahisey warbaahinta xogta daahsoon ee Tebiyenews habeenkii xaley ahaa waxaa Magaalada moqdisho soo gaarey Guddoomiye kuxigeenka baarlamaanka soomaaliya mudane C/weli Muudey.

Goroonka diyaaradaha waxaa ugu hortagey guutooyin katirsan taageerayaashisa xildhibaanada ah.

Waxaana soo dhoweentiisa umuuqatey mid dhuulutus siyaasadeed ah.

C/weli Muudey ayaa lasheegey in uu kayaalo mooshin culus oo ay dabada kariixayaan xubno sare oo katirsan dowlada soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here