MUQDISHO(TEBIYENEWS)-GUDDIGA UU MAGACAABEY GUDD. MURSAL KHIYAANO KU JIRTO.

0
38

Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh ayaa magacaabey guddi xaqiiqo raadin ah kaas oo lasheegey uu u safri doono magaalada Gaalkacayo.

Guddigan ayaa la ogeen wuxuu soo xaqiijinaayo maadaama dadku ay dhinteen qaabka ay udhinteena la og yahay.

Guddoomiye mursal ayaa umuuqda mid cadaadis kala kulmaayo qowmiyada uu matalo.

Walow uusan awooda kursigiisa isticmaali karin oo dowladu u aragto shaqsi lakeensadey oo amar ku shaqeeya.

Guddoomiye mursal kuma cadaadin in ay ka hadlaan dhibka dhacey hay’adaha fulinta sida madaxweynaha iyo wasiirka 1aad.

Waxaana moodaa in lagu xumeynaayo in uu xilka uu haayo, waxaana xusid mudan in loo diidey in uu ka hadlo dhibkii baydhabo ka dhacey xiligii doorashada madaxweynaha koonfur galbeed.

Guddiga la magacaabey ayaa u muuqda mid lagu sasabaayo shacabka koonfur galbeed kaas oo dhaafsi sanaan doonin warqada lagu qorey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here