Madaxweynaha soomaaliya ayaa magacaabey guddi heer qaran ah kaas oo kashaqeynaya maamuusta todabaadka xuriyada dalka soomaaliya.
Guddiga ayaa caawa booqdey garoonka X.luujino ee wiish halkaas oo lagu hardhey calanka soomaaliya.
Guddiga ayaa lasheegey in ay qorsheynayaan in ku qabtaandabaal degyada dhoor goobood oo kala duwan oo katirsan magaalada muqdisho.
Magaalada muqdisho ayaa ka cabsi qaba in bandow lagu soo rogi doonaa Todobaadka Xuriyada oo ku beegan 26 juun ilaa 1 luuliyo.