Wasiirka Wasaarada warfaafinta Dowlada federalka Soomaaliya ayaa umagacaabey Fanaanka wayn Soomaaliyeed Nimcaan Hilaac agaasimaha waxaada wax soosaarka iyo wacyigelinta hobolada waaberi.
Wakaalada wararka soomaaliyeed ee SONNA ayaa baahisey in Fanaan Nimcaan loo magacaabey xilkaasi maanta.