MUQDISHO(TEBIYENEWS)- FAAH FAAHIN LAGA HELEY ASKARI KATIRSAN AMISOM OO ISDILEY

0
68

Wasaarada difaaca dalka Uganda ayaa sheegtey in askari katirsan Nabad ilaalinta Amisom oo kasoo jeeda dalkeeda isku diley magaalada muqdisho.

Warkan kasoo yeerey wasaarada difaaca Uganda ayaa lagu sheegin magaca askariga iyo qeybta uu katirsanaa balse wasaarada ayaa ku sababeysey isdilka ninkaan in yimid kadib markii uu diley saaxiibkiisa oo kuwada tirsanaayeen hal guuto.

Ma’ahan markii ugu horeysey ee waxaa muqdisho kusoo badanya askarta isdisha in kastoo aan loo heynin cadeymo ah in ay isdilaan balse lasoo bandhigo meydadkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here