Wafdi heer sare ah oo hogaaminaayo wasiirk gaadiidka dowlada soomaaliya ayaa ku wajahan dalka Itoobiya.
Wafdigan ayaa ujeedkiisu yahay sidii ay uga qeyb gali lahaayeen aaskii marxuum Abwaan maxamuud Cabdulahi Sangub oo dhawaan ku geeriyoodey dalkaasi Itoobiya.