MUQDISHO(TEBIYENEWS)-DF OO BEENISEY IN AY WADA HADAL LAYEELATEY SOMALILAND.

0
29

Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya mudane Nuur Diiriye Xirsi ayaa beeniyey warar sheegayey in dowlada soomaaliya ay wadahadal kula yeelatey soomaaliland Magaalada Nairobi ee dalkaasi Kenya.

Agaasimaha ayaa sheegey in wadahadal diyaar utahay dowlada markii lehelo goob ku haboon iyo ajande kuhaboon.

Arintaan ayaa imaaneysa iyadoo maalmihii lasoo dhaafey saxaafada qoreysey in dowlada soomaaliya wadahal somaliland lalayeenayo uga qeyb gashey Dalka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here