Sida ay sheegeen saraakiil caafimaad oo kusugan dalka kenya waxaa lagu soo waramayaa in haweyney sida viruska keena cudurka dilaaga ah ee Ebola lagu qabtey mid kamid ah xaruumaha caafimaadka dalka Kenya.
Haweeneydaan oo lasheegey in ay katimid uduudka udjaxeey uganda iyo Kenya ayaa laga soo waramayaa in ay lanooshahay cudur sidaha ebola.