Wararka naga soo gaaraya gobolka shabeelaha hoose oo hootaga Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saaka howl galo adag ka bilaabeen geegaanada Bariire iyo Torotorow.
Ciidamada gaashaaman ayaa lagu arkeyey wadooyin iyo tuulooyin ay horey u heesteen alshabaab sida ay ku soo waramayaan dadka deegaanka.