MUQDISHO(TEBIYENEWS)-CABDIRASHIID JANAN OO HOR ISTAGEY ODAYAASHA DHAQANKA GEDO IN AY AADAAN KISMAAYO.

0
147

wararka naga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in loodiidey odayaal katirsan saxiixayaasha 135 in ay ka qeyb galaan doorashada kadhici doonta magaalada Kismaayo.

wasiirka Amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Janan ayaa lasheegey in odayaasha dhaqanka Gobolka Gedo soo gaarsiiyey digniin culus.

wasiirka amniga Jubaland ayaa lashegey in uu ku biirey garabka dowlada federalka soomaaliya isagoona lasheegey in loogu abaal gudey in laga cafiyo xasuuq uu geestey kal hore isagoona warqad lagu soo qabanaayo loo jarey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here