Mucaawiye Axmed Muudey oo loo magacaabay guddoomiye Degmada Xamar Jajab

0
11

Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir.

Mucaawiye ayaa bedelay guddoomiyihii degmadaas, Allah u naxariistee, Maxamed Cabdi Axmed oo la dilay 17 bishan Abril. Guddoomiyaha cusub ayaa ah nin dhalinyaro ah oo ka soo shaqeeyay warbaahinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here