Wasaarada arimaha dibadda dalka soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysey gantaal lasheegey inlagu tuurey magaalada barkeysan ee makka almukarrama oo ah haka ay ku taalka kacbada sharafta badan.
War ay soo saartey wasaarada arimaha dibadda soomaaliya ayaalagu sheegey in dowlada soomaliya ay cabaareyneyso gantaalka lasheegey in ay soo tureen kooxda xuutiyiinta shiicada yaman.
Hoose ka akhriso warsaxaafadeedka.
