Waxaa qadar daqiiqo kahor kadhacey qarax xoog badan oo intiisa badan laga maqley magaalada moqdisho.
Qaraxa ayaa kadhacey hotel muna oo kuyaala degmada xamarweynaha waxaana lasheegeyaa in qaraxa uu qaase geestey lamina oga ilaa heerka qasaaraha gaarayo.