MOQDISHO(TEBIYENEWS)- XOG YABLE QARAX NOOCIISA HOREY UDHICIN AYAA HADA MOQDISHO KADHACEY.

0
31

Wararka ka imaanaya magaalada moqdisho ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor uu ka dhacey qarax gaari loo adeegsadey bar kontorool oo kutaaley daljirka daahsoon magaalada moqdisho.

Qaraxa ayaa lasheegey in uu bursanaeyey masuuliyiin katirsan dowlada federalka kuwaas oo aan lasheegin magacooda.

Alshbaab ayaa horey uqarayada ula beegsan jirtey balse tan ayaa kadhigan in alshabaab ay bedeleen xeelada oo hada wadooyinka lataagan yihiin.

Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee uu geystey qaraxan balse goobta uu kadhacey ayaa waxaa fadhiisimo utahay guuto katirsan ciidanka amaanka soomaaliya.

Maalintii shaley ayey eheed kadib markii qaramada midoobey ku eedeysey dowlada soomaaliya in ay ku fashilantey sugida amniga moqdisho.

Qaramada midoobey ayaa hoosta ka xariiqdey in aan loo dul qaadan doonin heerka uu gaarey amin dara soomaliya kajirta ayagoo sheegey in 77 qarax kadhaceen halbil oo keliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here