Xisbiga uu hogaamiyo madaxweyanihii hore ee dowlada soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu soo saarey warsaxaafadeed kaga hadaayo xaalada dalka uu maraayo.
Xisbiga oo fadhigiisu yahay magaalada moqdisho ayaa dowlada federalka ah ugu baaqey in ay joojiso cadaadiska ba’an ay ku heyso umada soomaaliyeed.
Hoos ka akhriso.
