MOQDISHO(TEBIYENEWS)-XISBI SIDA BADEECADA LOO IIBSADEY IYO MAALQABEEN SOOMAALIYEED OO LASOO WAREEGEY.

0
13

Akhristaheena sharafta lahaow waligaa maku fikirtey in aad iibsato Xisbi siyaasadeed magic keliya leh oo aan xaruun leheen iyo taageerayaal.

Hadaba waxaa maanta moqdisho kadhacey, kala gadasho cajiib ah kaas oo dhex marey labo xildhibaan oo kuwada tirsan baarlamaanka soomaaliya.

Xildhibaan cadow cali gees oo ah ganacsadey si weyn looga yaqaano magaalada moqdisho isla markaana noqodey musharax madaxweynaha 2016 ayaa maanta waxaa uu la wareegey xisbi uu leeyahay sida lasheegey xildhibaan zakariye xaaji oo ah xabun katirsan baarlamaanka soomaaliya.

Cadow cali gees ayaa lasheegey in uu kabxiyey xisbiga lacag aad u tiro badan walow aan cadadka lacagta noo suura galin in aan wax ka ogaano

Soomaaliya ayaa lafilayaa in ay u guurto nidaamka axsaabta badan taas oo marka u danbeysa shacabka soomaaliyeed gaarsiin doonta qof iyo cod.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here