MOQDISHO(TEBIYENEWS)-WERIYE CALI AADAN XARIGIISA OO SIYAASAD LUGTA LAGALEY IYO WERIYAL DHABAN CID DA.

0
27

weriye Cali Adan Muumin oo kamid ah weriyaasha ka howl gala magaalada modiaho ayaa waxaa afar maalin kahor si sharci daro ah loogu xirey xaruunta CID magaalada moqdiah.

Waxaana lasoo taagey maxkamada gobolka banadir waxaana maxkamada amar ku bixsey maanta in uu xuriyadiisa helo.

Aroortii hore ee saaka ayaa wiriyaal aam kamid ahaa ku booqaney waxaana markii hore lanoo diidey in aan aragno ayuu yiri mid kamid ah wariyaasha moqdisho oo saxaafada lahadley, isagoona intaa raaciyey in lasiyaasadeeynaayo kiiska weriya isla markaana ay wax ka og yihiin xafiisyada madaxweynaha iyo raisul wasaaraha waa sida hadalka loo dhigeye.

Saraakiisha gacanta ku haaya weriye Cali ayaa ku doodaya in madaxda sare aanu soo amrin isla markaana warqada maxkamada loo geeyo madaxda ayaga kasareysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here