Fiidnimadii caawa ayaa waxaa xuriyadiisa dib heley weriye Cali Aadan Muumin muuqaal kooban oo ugu mahad celinaayo dadkii gacan kageestey siidesmadiisa ayaa caawa lasoo dhigey boga warbaahinta goobjoog oo shaqaalaheedu kamid ayahay.