MOQDISHO(TEBIYENEWS)-WASIIRKII HORE EE ARIMHA DIBADA SOOMAALIYA OO BAAQ CAJIIB AH U DIREY DOWLADA FEDERALKA.

0
57

Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa dowlada soomaaliya ugu baaqey in ay usinaato maamulada dalka qoraal uu soo dhigey bartiisa bulshada ayaa sidan uqornaa

“federaalku si siman ha ula dhaqmo doorashooyinka dowlad goboleedyada. hana ka waantoobo filim hore loo daawaday oo doorasho aawgeed dad soomaaliyeed u diray safar aan laga soo noqoneyn, qaarna ka qaaday xorriyadda, soomaali iyo saaxiibbadeedna ay isku si uga qeyliyeen”.

Yuusuf garaad cumar oo ahaa weriye katirsanaa bbc soomaali ayaa noqdey wasiirkii wasaarada arimaha dibada waxaana xilka laga qaadey isagoo howl qaran usocoda.

Mr. Garaad ayaa lagu tilmaamaa dadka faru kutiriska ah ee siyaasada soomaaliya waxbadan ka sheegi kara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here