MOQDISHO(TEBIYENEWS)-WASIIR GOODAX BARRE OO SHEEGEY IN DIB LOODHIGEY MUDADII IMTAXAANKA IYO SABABTA.

0
66

Wasiirka wasaarada waxbarashada soomaaliya mudane Cabdullahi Goodax Barre, ayaa sheegey in imtaxaankii shahaadiga ahaa dib loodhigey isagoona sheegey in besha soo socto lagadhigey imtaxaanka.

Wasiir Goodax ayaa ku sababeeyey dib udhaca imtaxaanka xaalad amni darteeda, waxaana uu sheegey in imtaxaanka loo gali doono maalin dhaaf.

Bisha juun ayaa laguwadaa in imtaxaanka wasaarada waxbarasha bilowdo hadii aanu wax isbedelin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here