MOQDISHO(TEBIYENEWS)-WASIIR GOODAX BARE OO RAALI GELIN KA BIXIYEY HADAL AY PUNTALAND QOONSATEY.

0
66

Wasiirka wasaarada waxbarashada soomaaliya oo ku suganaa magaalada jowahara ayaa isaga oo saxaafada lahadlaaya waxaa kasoo yeerey hadal ay qoonstadey dowlad goboledka Puntland, hadalkaas oo ahaa in punland imtaxaankeeda fashil ku yimid.

Dowlada punland ayaa hadalka wasaiirka aad uga carootey waxayna waydiisatey wasiirka in uu faahfaahin kabixiyo hadalkiisa.

Warqad ay soo saartey wasaarada wax barashada ayaa raali gelin buuxda laga siiyey dowlada puntland Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka wasaarada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here