MOQDISHO(TEBIYENEWS)-WASIIR CAWAD OO SI FULEYNIMO AH UGA HADLEY QARARIIIDA SOOMAALIYA LAGA SAAREY, SOOMAALIYA ALLAA UMAQAN.

0
36

Wasiirka wasarada arimaha dibada soomaaliya amb. Amed  Ciise Cawad ayaa kahadley qariirad ay soo saartey dowlada Itoobiya taas oo soomaliya Itoobiya ugu darsatey.

Wareysi uu siiyey Idaacada VOA-da ayaa waxaa hadalada wasiirka ka muuqdey cabsi iyo gaabsasho faraban, isagoona wasiirka ku celceliyey waan ka aqbalney cudurdaarka,  waxaana wali laheynin  halka ay Itoobiya kaga cudur daaratey falkaasi.

Wasiir Cawad oo caajis iyo is qar qarin badan kamuuqatey aya sheegey in arintaas ay kala xiriireen Itoobiya markii ay arkeen, waxaana nasiib daro ah in maanta qaranka soomaaliyeed haysan madax difaacda.

Wasiir cawad ayaa lagu xasuustaa sida uu ugu caaboonaa markii Haysom wakiilki qaramada madobey soomaliya warqad  eryad ah u qrayey isagoona u Hadley si hogamiyiih xisbiga naaziga jarmalka.

Waxaase muuqata wasiirka qiirada iyo qabka xilligii loo baahnaa iyo uu cabsoodey

Soomaaliya alah umaqan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here