MOQDISHO(TEBIYENEWS)-WASAARADA DIINTA IYO AWQAAFTA DOWLADA SOOMAALIYA AYAA KUDHAWAAQDEY IN BERI AY CIID TAHAY.

0
49

War kasoo baxey wasaarada Diinta iyo Awqaafta ayaa shacabka soomaaliyeed loogu hambaliyeey waxaana wasaaradu xaqiijisey in beri ay tahay maalinta 1aad ee ciida soonfureed. Soomaaliya ayaa kamid noqotey dowlada islaamka ee kudhawaaqey maalinta beri in ay ciid tahay ayadoo wadamada islaamka qaarkoodna beri u tahay maalin soon

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here