MOQDISHO(TEBIYENEWS)-WASAARADA ARIMAHA DIBADA SOOMAALIYA OO AFURIN USAMEYSEY SAFIIRADA DALALKA ISLAAMKA.

0
17

Safiirada dadlka islaamka ayaa ka qeyb galey xaflaf afurin ah oo ay soo qabanqaabisey wasaarada arimaha dibada soomaaliya.

Wasiirka wasaarada ariimaha dibada ayaa  caasuumada ufidiyey safiirada islaamka ee saa’imiinta ah isagoona xafalad heersare loo soo agaasimey u dhigey safafiirada.

Xaflada ayaa si heersare ah usoo gabagabeyda waxaana kasoo qeybgalayaasha ka mahadceliyeen afur sharka loo sameeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here