MOQDISHO(TEBIYENEWS)-WAR DEG DEG AH: WERIYE CAAN AH OO GOOR DHOW LAGU XIREY MOQDISHO.

0
35

Xaruunta denbi barista loo yaqaano C.I.D ayaa saaka xabsiga dhigtey wariye caan ah oo ka howl gala mid kamid ah warbaahinta moqdisho.

Cali Aadan Muumin waa weriye kashaqeeya Radio iyo TV kuyaal magaalda moqdisho oo lagu magacaabo GOOBJOOG TV,  waxaana saaka warqad kasoo gaartey ciidanka C.I.D,  warqadaas oo muwaadinkan loogu sheegaayo in su’aalo laga weydiiyo arimo isaga lagu soo eedeeyey.

Wariyahan ayaa lagu soo waramayaa in uu tagey xaruunta denbi barista waxaana durba ladhigey xabsiga isagoo wax su’aalo ah laweydiin

Hoos ka akhriso warqada lagu xirey waryahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here