Madaxweynaha soomaaliya oo gaarey maagaalada Pretoria ee caasimada u ah dalka koonfur afrika, sacodaalka madaxweynaha oo aan horey loo shacin ayaa waxaa ku weliya masuuliin katirasan dowlada soomaaliya.
Wafdiga madaxweynaha ayaa lasheegey in uu lakulmi doona dhigiisa koonfur afrika, waxaana madaxweynaha u kuur galayaaba la yiri xaalda dadka soomaaliyeed ee halkaasi kusgan Tebiyenews warbaahinta xogaha daahsoon goordhow filo ujeed ka dhabta ah ee safaka madaxweynaha uu kutagey dalkaasi koonfur afrika.