sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah odayaasha dhaqanka Jubalnd, dowlada federalka soomaaliya ayaa casuumaad udirtey dhamaan dhanka kasoo jeeda Jubaland.
Arintaan ayaa kusoo aadeysa xilli ay doorasho ka qabsoomi rabto deegaankaasi.
Dowlada soomaaliya ayaa lasheegey in ay u jan jeerto musharaxiinta qaar.
Halka siween ay isku haayaan madaxweynaha xafiiska jooga mudane Axmed Moadoobe.
Warar soo baxayey maalmihii lasoo dhaafey ayaa sheegayey dowlada soomaaliya ay ku yeelatey xubno muhiim ah guddiga doorashada Jubaland oo ay kamid yihiin saraakiil NISA katirsan kuwaas oo xogta doorashada gudbinaya.