MOQDISHO(TEBIYENEWS)- SIYAASI CC WARSAME OO WALAAC KAMUUJIYEY SAFARKA KHEYRE.

0
12

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir oo shaaca kaqaadey arin xasaasi ah, oo ay tahay in lagu baraarugo.

war ku qorey bogiisa facebuuga ayaa sidan u qornaa;

Madaxweynaha Sacuudiga ayuu kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha Qatar, saakayna Ra’iisul Wasaaraha iyo Taliye xiggeenkii Nabadsugidda ayuu dalka Qatar u diray. Maalmahan waxaa Addis Ababa isaga daba noqonayey Taliye xiggeenka Nabadsugidda. Waxaan kaloo maqashiisanahay in Madaxweynuhu uu Addis Ababa tegayo. Wax kala maaha dagaal Galmudug iyo Jubaland ka dhan ah ayaa awood ciidan iyo mid dhaqaale loo raadsaday.

N&N waxay masiirkooda siyaasadeed ku lareen guusha iyo guuldarrida ay ka soo hooyaan labadaa Dowlad Gobol. Waxaan haddaba ugu baaqaynaa inta samaha Soomaaliyeed jecel in ay shirqoolkaas ka hortagaan oo ay garabsiiyaan labada Dowlad Gobol.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here