MOQDISHO(TEBIYENEWS)-RA’ISUL WASAARAHA DALKA OO MAGACAABEY GUDDI CUSUB.

0
46

Ra’isul wasaaraha soomaaliya ayaa magacaabey guddi heer wasiir ah kuwaas oo qaban qaabin doona todobaadka xuriyada.

Wasiirka warfaafinta soomaaliya mudane xayir maareeye ayaa lasheegey in uu guddoomiye unoqon doono waxaana guddiga ka dhexmuuqda wasiir culus kuwaas oo ay kamid yihiim;

Wasiirka maaliyada,wasiirka difaaca,wasiirka amniga, wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha, wasiirka shaqada iyo shaqaalaha iyo xubno kale waxaana waajib looga dhigey in ay si wanaagsan umaamuusaan munaasabadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here